Kishore Kumar Hits

Nimcan Hilaac - Katir Laabta şarkı sözleri

Sanatçı: Nimcan Hilaac

albüm: Dookh Album


Hadii uu itaabtoo
Ku talaalmay xididdada
Qalbiga i tiigsadee
Igu tarmay sidaadii
Hadii uu itaabtoo
Ku talaalmay xididdada
Qalbiga i tiigsadee
Igu tarmay sidaadii
Nolashu waa toban iyo
Ayaamuhu tirsamayee
Taboshadu xalkeed leed
Taboshadu xalkeed leed
Ha iga tuurin caashaqa
Nolashu waa toban iyo
Ayaamuhu tirsamayee
Taboshadu xalkeed leed
Taboshadu xalkeed leed
Ha iga takoorin caashaqa
Inkastood iska tuuriyo
Ka tir laabta leedahay
Inkastoow iska tuuriyo
Ka tir laabta leedahay
Waa tabi
Waa tabi had iyo jeer
Qof wadanaha ku tiirsaday
Waa tabi had iyo jeer
Qof wadanaha ku tiirsaday
Inkastood iska tuuriyo
Ka tir laabta leedahay
Inkastood iska tuuriyo
Ka tir laabta leedahay
Waa tabi,
Waa tabi had iyo jeer
Qof wadanaha ku tiirsaday
Waa tabi had iyo jeer
Qof wadanaha ku tiirsaday
Hadii aan ku taantoo
Ku tiirsamay naftaadee
Xanuun kugu tuujiyee
Kugu t0lmay sideydii
Hadii aan ku taantoo
Ku tiirsamay naftaadee
Xanuun kugu tuujiyee
Kugu tolmay sidaydii
Tuduc weeyo caashaqo
Tirsiin iyo xidhiidhsane
Isagoon dhamaan tagin
Tiirka looma siibee
Tuduc weeyo caashaqo
Tirsiin iyo xidhiidhsane
Isagoon dhamaan tagin
Tiirka looma siibee
Inkastood iska tuuriyo
Ka tir laabta leedahay
Inkastood iska tuuriyo
Ka tir laabta leedahay
Waa tabi,
Waa tabi had iyo jeer
Qof wadanaha ku tiirsaday
Waa tabi had iyo jeer
Qof wadanaha ku tiirsaday
Inkastoow iska tuuriyo
Ka tir laabta leedahay
Inkastoow iska tuuriyo
Ka tir laabta leedahay
Waa tabi,
Waa tabi had iyo jeer
Qof wadanaha ku tiirsaday
Waa tabi had iyo jeer
Qof wadanaha ku tiirsaday

Поcмотреть все песни артиста

Sanatçının diğer albümleri

Benzer Sanatçılar