Kishore Kumar Hits

Suldaan Seeraar - Hayla Daadagin şarkı sözleri

Sanatçı: Suldaan Seeraar

albüm: Hayla Daadagin


Naf ku doontaa diiday ruux kale
Dooq kuu raaca dareenkaage
Deeyra ha i oran oo deyra ha i oran
Naf ku doontaa diiday ruux kale
Dooq kuu raaca dareenkaage
Deeyra ha i oran oo deyra ha i oran
Dabuubtaada waxee damisaa
Dab iga hora waxee daartaa
Nalka daraja doorka noloshee
Haila daadaginee

Поcмотреть все песни артиста

Sanatçının diğer albümleri

Benzer Sanatçılar