Kishore Kumar Hits

Xariir Ahmed - Ana Dhinaacaaga Tagan şarkı sözleri

Sanatçı: Xariir Ahmed

albüm: Ana Dhinaacaaga Tagan


Dhibaato hadaa dareento
Anaa dhinacaaga taagan
Hadaad iga yara dhaaqdaa
Anaa kuu soo dhawaadaa
Dhibaato hadaa dareento
Anaa dhinacaaga taagan
Hadaad iga yara dhaaqdaa
Anaa kuu soo dhawaadaa
Dharaartaa iga carootaa
Anaa dhuunigaa ka soomaa
Habeenka dhunyaasho
Anaa dhafro oo seexan

Поcмотреть все песни артиста

Sanatçının diğer albümleri

Benzer Sanatçılar