Kishore Kumar Hits

Maxamed Bk - Dhulka Soco in Kugu Filan (feat. Bk) şarkı sözleri

Sanatçı: Maxamed Bk

albüm: Dhulka Soco in Kugu Filan (feat. Bk)


Dunidani dhamaadkiyo
Gabal dhaca istaagtaye
Dhidibkey ku joogtiyo
Xarku galay dhigteedi
Dheeli bay ku curato
Markad dhinac ka awdaba -
Dhan kala banaanoo
Qabyaday (2) la dhalatayee
Qofka Aad wax-dheertahay
Waxa jira in kaa dhiman-
Oo loo dhamees-tiray
Labba-dhagax hadaaa tahay nin dhaxdooda kasoo baxay ragga-nimada dheeraad ruux kuu dhaafsan baa jira.
Hays odhan nin muu dhalan
Ruux kuu dhigmoo kale (2)
Dhulka waxaa kugula nool
Nin hortaa adoo dhalan
Dhibta dunida soo maray
Maalmaha dhanaamiyo
Wakhtiyada is dhalan roga
Casharkooda soo dhamay
Marna dhamac ku joogsaday
Marna dabino loo dhigay
Marna dhaxan dabeyshaday
Nin dharaaro soo jiray
Waya arag dhamaystiran
Dhulka meelo farabadan
Cagihiisa soo dhigay
HAKU NOQON DhALAANKI
WARIDKI DHALMADA BARAY (2)
Walidkii dhalmada baray
Ha u dhigin talaabada, sidii aanad dhimanayn
Dharaaraha cir kuu da'o hadaad dhulka Buux iyo dharaganuun la gado tahay, waxaan dhaadaysaa jirin, waad dhaliilo badatee dhulka soco in kugu filan.

Поcмотреть все песни артиста

Sanatçının diğer albümleri

Benzer Sanatçılar