Waa qalanja yaabloo Qurux iyo ilaah baa U dhameeyey qyr Kor markaan u eege Qac ondhaha ku siiya Qunbacdaa jacayl Ileyn wey qarsoonayd Alla igama qaadan Qalbi nuura iidaa Qaabkii suleekhaa Sida eebe kuu qaoray Uu kuu qotomiyaa Caashaqa ka qaadee Kor markaan u eege Qac ondhaha ku siiya Kalgacayl iqariyaa Alla igama qaadan Qalbi nuura iidaa