Dhaantadu meey dhiman
Dhulkanne kuma dhicin
Dhaantadu dhaqan
Keena weeyaaneeee
Dhaantadu meey dhiman
Dhulkanne kuma dhicin
Dhaantadu dhaqan
Keena weeyaaneeee
Hidi iyo dhaqan
Keena weeyaanee
Dhimcadu la dhaqdiyo
Dhalaan dhoor laba
(Hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
(Hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
Digaha lagur iyo aqal aan dhisnaa
(Hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
Digaha lagur iyo aqal aan dhisnaa
(Hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
Dhaantadu meeyna dhiman
Dhulkane kuma dhici
Dhantadu
(Hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
Dhaantadu meeyna dhima
Dhulkane kuma dhicin
(Hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
(Hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
Caanaha la luhee
Subaga dhalayaa
(Hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
(Hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
Sooryada dhabta ah
Martidoo dharak taa
(Hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
Sooryada dhabtiyo
Martidoo dharak taa
(Hidi iyo dhaqan keena weeyaanee)
Dhaantadu
Поcмотреть все песни артиста
Sanatçının diğer albümleri